Farmaajo wuxuu Robley uga faa'iideysanayaa qabiilkiisa

 


A C-WARAR

Roobley oo xalay saxafiyiinta iyo howl wadeenada warbaahinta ku qaabilay hoygiisa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in beeshiisa ay tahay dad aad u tiro yar oo ku nool dalka Soomaaliya, sidoo kale wuxuu si kulul u weeraray qabiilka Hawiye iyo musharixiinta madaxweynaha ee soo qabtay madaxweynihii hore ee Soomaaliya isagoo ku tilmaamay inay yihiin tuugo.

Roobley wuxuu isku dayayaa inuu been abuur ka dhigto eedeynta ah inuu mushkilado been abuur ah u maleegay qabiilka Hawiye.

Raiisel wasaaraha ayaa isku dayaya inuu qariyo qaabka musuq maasuqa ee Farmaajo isagoo adeegsanaya eedeymo been abuur ah oo ka dhan ah musharixiinta madaxweynaha iyo beesha haweya

Hadalladan waxay ka yimaadeen ra'iisul wasaaraha si ay u taageeraan go'aankii laba maalmood ka hor ka soo baxay ee ahaa in la hirgeliyo doorashooyinka, in kasta oo gobollada Jopaland iyo Puntland aysan ka qayb galeeyn

Anagu hadaan nahay qabiilka Hawiye waan diideynaa sheegashada beenta ah ee Rooble uu wado taasi uu ku doonaayo in uu waji uga sameesto farmaajo iyo fahad yasiin kadib markuu yiri  anaga ayaa sabab u ah dhibaatada Soomaaliya rooble ma matalo beesha haweya hadalkaani neh waa mig gaf weeyn ku ah beesha hawiye

Post a Comment

0 Comments