Fahd Yaasiin oo ka tanaasulay Farmaajo ka dib markii fursadihii sii joogo villasomalia ay daciiftay

 


A C-WAWAR

Fahd Yaasiin ayaa u ka tanaasulay M_Farmaajo kadib markii ay yaraadeen fursadihii uu ku sii joogay madaxtooyada VillaSomalia

Fahad Yaasiin ayaa qorsheynaya inuu taageero qof kale si uu ugu tartamo xilka madaxweynaha, mid la yiraahdo Jibriil Cabdalla oo ku soga hada muqdisho

Jibriil wuxuu kasoo laabtay America wuxuuna daganyahay huteel kuyaala magaalada Muqdisho iyadoo amaankiisa aad loo adkeeyay.

Sababta uu Fahd Yaasiin u siiyay Farmaajo ayaa ah in Jibriil uu u tartami doono xilka madaxweynenimo oo kaliya hadii qorshaha Farmaajo uu ku guuldareysto inuu markale isa soo sharaxo,

dabcan Fahd Yaasiin ayaa aaminsan in Farmaajo uu haysto fursad aad u yar oo uu ku soo laaban karo, sidaas darteed uu doonayo inuu u adeegsado Jibriil mid cusub madaxweyne sidii uu hore ula soo shaqeeyay Farmaajo iyo Xasan Sheekh iyo dadka reer Qatar oo taageero siiya

Fahad Yaasiin wuxuu leeyahay khasnad ka weyn mida Farmaajo, tanina waxay adkeyneysaa fursadaha looga takhalusi karo fahad yasiin arintaan ayaa ah mid farmaajo banaanka cidlo dhigi doonto wayo fahad waaninka farmaajo ku haayey kursiga 4 sano ee la soo dhaafey

Maalmo kahor ayeey eheed markii eey ku hishiiyeen R/W/Rooble iyo mucaardka in fahad yasiin iyo saraakiil kale laga qaado xilka si loo helo doorasho xur iyo xalaal ah

Post a Comment

0 Comments