Farmaajo mar dambe wax door ah kuma laha siyaasadda Soomaaliya kadib shirkii xaley

 


A C-WARAR

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay kulan fogaan-arag ahaa, kaas oo ay ka soo qeybgaleen madaxda maamulka goboleeyda iyo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer Federaal

Guddoomiyaha Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal oo shirka qeyb ka ahaa, ayaa Golaha Wadatashiga Qaran la wadaagay warbixin ku saabsan howlaha guddiga ee ku aaddan hab sami u socodka howlaha doorashooyinka

Ilo ku dhow dhow shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa sheegaya Kulanka Roobley uu la yeeshay guddoomiyayaasha gobollada iyo madaxa guddiga doorashada ayaa xaqiijinaysa awoodda Roobley

 iyo in uu mas’uul ka yahay amniga iyo doorashooyinka taasi oo meesha ka saareeyso dhimisti uu ku sameeyey madaxweenaha waqtigiisa dhamaadey farmaajo in aysan hirgalen oo maantey rooble yahay innka ugu awooda badan dalka oo kaligii taliye uu yahay marti sharaf sugaayo cida uu u baneen lahaay kursiga

dhinacakale waxaan buugaadineeynaa Baahida loo qabo in la isugu yeero Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hoggaamiyo Roobley si loo soo afjaro doorashooyinka Golaha Guurtida loona bilaabo doorashooyinka Golaha Wakiilada waa in dalka laga saaraa marxaladaan adag sida ugu dhaqsiyaha badan

qaswade Farmaajo wax door ah kuma laha siyaasadda Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan doorashooyinka.waa madaxweehii ugu musuqmaasuq badnaay ee soomarah taariikhda dalka

 

Post a Comment

0 Comments