Cismaan Abu Bakar Dubai” oo ah musharaxa u taagan xilka madaxtinimo ee
aqalka sare ee Villa Somalia ay taageerto. noloshiisa xirfadeed iyo mid
siyaasadeed.
Noloshiisa siyaasadeed waxa ay soo billaabatay markii uu Muqdisho ku
laabtay sannadkii 2013-kii, xilligaasoo uu noqday la-taliye ka tirsan
Wasaaradda Cadaaladda, 2020-kiina waxaa loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta,
kaddib markii uu soo jeediyay Madaxweynaha xilka ka degaya “Farmaajo”.
Wixii markaas ka dambeeyay waxa uu ahaa hal-abuur u hadla kooxda
“Farmagoo”, waxaana uu caan ku ahaa hadallada is khilaafsan, isagoo weerarro ku
qaaday mucaaradka, sida dalalka deriska iyo gobolka oo aan ku raacsanayn damaca
iyo rabitaanka xukuumadda talada haysa. .
Cismaan Dubbe Waa musharaxa u taagan xilka madaxtinimo ee Aqalka Sare ee
Villa Somalia ay wadato farmaajo markii uu uwaaye saxiibkii booskaas ayuu
bilaabey in uu soo adeegsado wax magaratadii uu shaley adheegsan jire
Saadaasha ugu badan ayaa muujineysa in ninkan uu qarashka ku bixin doono
mawqifyada caqiidada ah ee uu ka qabo nidaamka Farmaajo ee doorashada guddoonka
aqalka sare.
Sidhookale Wasiirka Biyaha iyo Korontada ee Xukuumadda hadda jirta “Xasan
C/Nuur” ka mid ah Musharaxa ay Villa Somalia ay wada to ayaa waxa uu rabaa in
uu la tartamo Musharaxa ugu cad-cad ee Mucaaradka Sheekh Aadan Madoobe
Waxa uu ahaa darawal kaxeeya baabuurta waaweyn ee xamuulka qaada, xilli uu ku
noolaa dalka Mareykanka, mana uusan ku dhaqmin wax shaqo ah ka hor 2016-kii,
xilligaasoo uu noqday xubin ka tirsan golaha shacabka, iyadoo dhamaadka 2020-ka
loo magacaabay xilkaasi. Wasiirka Biyaha iyo Korontada, kadib markii uu soo
jeediyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, “Cabdulcasiis Liftagren”.
Saadaasha oo dhan ayaa muujineysa in ninkaan uusan xitaa taageero ka heysan
inta badan wakiilada maamulka Koonfur Galbeed, iyo sidoo kale wakiilo ka socda
dowlad goboleedyada kale, taasoo ka dhigeysa in fursadiisa dhow ay aad u yar
tahay.
xasan wax khibrat
malahan lagu aaminkaro xil sidaas uweey waa shaqsi ku caan baxay u nacamleenta
farmaajo iyo laftagreen iyo fahad yasiin sidhookale xasan waxa uu ku socda
qorsha ay wadato vilasomaliya oo ah in ay afduubato barlamaanka
Sheekh Aadan Madoobe iyo abdi xashi ayaa ah labada qof ee dalkaan ka samata
bixin kara dhibaatada uu ku jiro cabdi xashi ayaa ah qofkii ka hortagay afgambigii
farmajo ku qabsan rabay dalka halka adan madobe uu yahay qof dalkan waxbadan u
soo qabtay
0 Comments