Farmaajo wuxuu ku guuldareystay inuu xaliyo mushkiladaha gudaha ee Soomaaliya,

A C -WARA

dawlada farmajo waxeey ku fashilmatay in eey dalka nabad ka dhigto

waxa eey kaloo dalka u soo hugaa misey shisheeye ayadhoon 

eegin danta dalka iyo tii shacabka 

tan iyo markii uu xukunka qabtay farmajo waxaa dalka ku soo batay 

qaraxyo iyo dilal iyo kufsiyo taasi oo lala beegsanaayo shacabka 

somaliya 

madhaxda sirdoonka dalka uu hugaamiyo u yahay ninka la yiraahdo fahad yaasiin ayaa ah nin eey wadato dawlada qatar oo hada iyo jeer siiso maal galin si uu u hool galiyo kooxda al shabaa

Post a Comment

0 Comments