Khudbadii Farmaajo ee maantey oo noqotey midi ugu xumeed oo ay jeediyaan musharaxiinta

 

farmaajo

15 daqiiqo uu khudbaynayay 4 jeer ayuu biyo cabay inta hadalkii ku mergaday taasi oo cadeeyneeso in uu been meesha la imaadey Farmaajo ayaa intii uu talada hayay waxa uu xiriirka u jaray dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya, taasoo ka duwan waxyaabaha uu horumarinayo

Khudbadii Farmaajo ee maanta ayaa ka tarjumeysay sida uu dhalinyarada ugu marin habaabiyay warar been abuur ah & erayo wadani ah oo maran oo uu u adeegsaday marin habaabin. Khudbadiisa ayaa ka tarjumeysay sida uu ugu guuleystey in uu sii huriyo polarization, burburinta hay’adihii jilicsanaa, dastuurkii la xumeeyey & baarlamaanka curyaamiyey.

sideen dib ugu aamini karnaa wadaniyaddiisa beenta ah. Mahadda kaliya ee aan Farmaajo siin karaa waa abuurista CBB's, halkii uu ka ahaan lahaa hoggaamiye wanaagsan, wuxuu xukunka u dhiibay dambiilayaal ilaa uu isagu ku biiray koox maafiyo ah oo uu hoggaamiyo Fahad Yaasiin.ilaahay ha unaxariisto. in uu been loow yahay umadi waa ay wada baratey

khudbaiisa maantey waxa ugu weey uu beenta ku sheegay in uu dhawrey hantida qaranka inta uu hayey talada hantida qaranka ku iibinaya akoon u gaar ah, waxaana daliil u ah fadeexadii ka dhalatay heshiiskii shidaal baarista ee dhawaan dhacay farmaajo waa been ku xoogle tuug ah

Hadda waanu ognahay sababta uu Farmaajo waligii khudbad u jeedin, ninkaasi waxa uu leeyahay cilad dhanka hadalka ah. Waxa uu u muuqday mid aan ku raaxaysanayn, jidhkiisuna waxa uu u ekaa mid og in uu been sheegayo.Waxa uu ka saaray liis waxyaalihii uu ku riyooday, buff, wuu baxay

Post a Comment

0 Comments