danbiyo badan oo muhiim ah in laga hadlo oo ay geesteen fahad ysiin iyo farmaajo oo aysan ka hadlin

 

fahad yasiin & farmaajo

Wareysiga Fahad Yaasiin ayaa xambaarsanaa been badan oo ku saabsan waxa uu ka hadley haduu run sheegaayey danbiyo badan oo loo haysto ayuu soo hadal qaadi lahaay oo uu iska bari yeeli lahay waxa meesha uu u soo istaagey waxa ay eheed in uu carqaladeeyo dawlada

waxaa jiraan eedeymo badan oo Fahad Yaasiin iyo Farmaajo aysan ka hadlin sababtoo ah waxa ay og yihiin in aysan heleen waddo ay uga baxsadaan mas’uuliyadeeda waana mida uusan fahad wareeysigiisa uu ugu soo hadal qaadi waayey danbiyada badan ee loo haysto

Wareeysigiisa udanbeeyey ee uu bixiyey Fahad Yaasiin kama hadlin sida dembigii ugu weynaa ee dowladda Madaxweyne Farmaajo ayaa ah in muwaadin Soomaaliyeed loo gacan geliyo dowladda Itoobiya C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ayaa gilgilay nidaamka dowladnimo ee Soomaaliya waana kiis uusan qofna ka boodi karin marka uu rabo inuu wax ka sheego maamulka

Sidhookale Fahad kamuu hadlin arrinta Qalbi-dhagax Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta degmooyinka gobolka Banaadir iyo weerarki cabdiraxman cabdishakuur warsame iyo Khiyaamadii ay ku sameeyeen doorashadii baarlamaanka ee ugu dambeysay ee uu ku taageeray Farmaajo laakiin xaqa shacabka guuleystay

Sidhookale fahad muxuu uga hadli waayey  Xariga Mukhtaar Roobow iyo xariga loo geystay si aan sharciga waafaqsaneyn, iyadoo ay u sii dheer tahay dilka dad badan oo shacab ah

waxaan dalbaneeynaa in Fahad Yaasiin dib loogu soo celiyo Soomaaliya, Maxkamadna lagu soo taago dambiyadii uu galay intii uu madaxa u ahaay hayada NISA sidhookale farmaajo waa in isaganeh lasoo taagaa maxkamada labadaan nin waxa ay geesteen 5sano ee lasoo dhaafey waa mid aan la ilaawikarin iyo ncid walibo oo kula lug leheed

 

Post a Comment

0 Comments