Wareysiga Fahad Yaasiin ayaa ah mid lagu doonayo in lagu kala dhex dhigo shacabka Soomaaliyeed iyo dawlada cusub fidno

 

fahad yasiin

Wareysiga Fahad Yaasiin ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Fahad Yaasiin bixiyo tan iyo markii uu siyaasadda ku soo biiray, gaar ahaan shantii sano ee u dambeysay oo uu soo qabtay xilal kala duwan, sida Agaasimaha Madaxtooyada, Agaasime ku xigeenka NISA, Agaasimaha Guud ee NISA iyo Qaranka. La taliyaha amniga, wuxuu galay dambiyo badan muddadaas.

Wareysiga fahad yasiin ayaa ah mid lagu doonayo in lagu kicinayo shacabka somaliyeed kadib jabkii farmajo ka soo gaaray doorashadii madaxweynaha iyo waayitaankii uu waayey xubinimadii ahad Yaasiin baarlamaanka oo uu xoog ku soo qaatay kursuga beeshiisa wuxuuna isku dayayaa inuu burburiyo isku dayga madaxweyne xasan sheekh maxamuud uu ku doonayo inuu isbedel ku sameeyo dimuqraadi 

Hadalkii fahad yasiin ee ahaa inuu ka tirsan yahay al-itixaad uuna xubin firfircoon ka ahaa ururka al-itixaad al-islaami ee markii dambe u xuubsiibtay Ictisaam islamarkaana uu ka gaaray darajo sare oo ah inuu gobol madax uga noqday

wuxuuna yiri waan ku faraxsanahay waana ku faanaa inaan xubin ka ahaa al-itixaad ayaa ah urur argigixiso oo gacan saar la leh al-qaacida waxaana Mareykanka uu u aqoonsaday urur argagixiso ingiriiska iyo wadamada kale ee reer galbeedka sidaas darteedna waxaa cad in uu xiriir la leeyahay dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab, isla markaana uu u adeegsan jirey dambiyo badan oo uu galay

Waxa layaableh, in Fahad Yasin Haji Dahir isku dayaaya inuu naga iibiyo hay’ada NISA waxaa ka ilaaliyay faragalin ajaanib, isagoo lawada ogyahay inuu ushaqeenayay dowlada qatar Description: 🇶🇦ee walibana lacagaha lagu musuq-maasuqaaye wadanka kasoo qaadanaye.

Waxaa kaloo layaableh inuu yidhi yaan lalawadaagin xogaha hay’ada agaasimaha cusub ee ku hayay xilka sifo sharci ah ee Mahad Salad. Tolow fahad maxuu leeyahay kiisaskii ikran tahliil iyo amino oo laguhala lagalay asiga miyuu rabaa si aan loo ogaan in laga gungaaro cidii qaarijisay awgeed yaan lala wadagin taliyaha cusub.

Post a Comment

0 Comments