Elon Mask oo taageeray La dagaalanka kooxaha Argagixisada iyo Islaamka xagjirka ah

Elon Mask oo taageeray La dagaalanka kooxaha Argagixisada iyo Islaamka xagjirka ah

Elon Mask oo taageeray La dagaalanka kooxaha Argagixisada.

Maalqabeenka weyn ee Elon Musk oo Falcelin ka bixiyay Muqaal lagu faafiyay baraha bulshada, kaas oo lagu dhaliilayo Argagixisada iyo dhibaatada ay leedahay Xagjirnimadu ayaa Isaga oo replay ka bixiyay, wuxuu yidhi: "Wuxuu si sax ah u garanayaa waxa uu ka hadlayo."

Talaabadan uu ku kacay Maamulaha guud ee Tesla, ayaa umuuqata mid taageeraysa fikradaha iyo dagaalada lagu soo afgarayo kooxaha Argagixisada iyo xagjiriinta sumcada ka dilaya muslimiinta iyo diinteenta suuban.

Talaabadan oo noqonaysa dhiirigalin

Falcelinta Elon Mask ayaa waxay dhiiri galin u tahay dalalka iyo umadaha la daalaa dhacaya iska caabinta dulmiga iyo dhaqamada foosha xun ee Argagixisada, Waxaana waajiba in layska wacyi galiyo oo aan la dhayalsan dhibaatadaas.

Waxa haboon in la iftiimiyo oo indhaha caalamka la tuso in falalkaas xagjirnimada ah iyo dhaqamadaa arxandarada ah ee ay ku kacaan kooxaha Argagixisadu aanay marnaba matalin umada muslimiinta ah iyo Diinta Islaamka midna.

Post a Comment

0 Comments