Farmaajo ayaa dhibaatada ka dambeeyo xadka kenya


Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga

Dalka ay ku dhawaadeen afaafka hore xuduuda Degmada Beled Xaawo la 

leedahay Degmada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Xiisadaan ayaa waxee sal la leedhahay qurshaha uu wato madhaxa weenaha somaliya farmaajo 

Oo ah mudo kurdhis taasi oo uu dhow jeer oo horey uu ku fashlmay 

Farmajo waxa uu doonayaa in uu galiyo shacbka somaliya dagal 

dawladeed taasi oo shacbka somaliya eeysan ka bixi Karin wayo 30sano ayuu dalku ku jiray dagaal sukeeyo 

Farmajo waxa kaliyo uu eegaayo waadntiisa iyo dano kale eey wataan 

dagaal shisheeyo eey ugu horeeyaan turkey iyo Qatar ee mahin danta shacabka iyo dalka

Post a Comment

0 Comments