dawlada farmajo waxa eey ku tumatay xuquuqda dhalinyarada

 


A C-WARAR

Nin dhalinyaro ah oo soomaali ah oo aan waxba galabsan kadib markii dowlada soomaaliya ay ku eedeysay qarax ka dhacay agtiisa isla markaana si xun loola dhaqmay waxaana lagu qasbay in uu 

qirto wuxuusan sameen markii uu la soo muuqday ciise oo saamayn ku leh baahinta wuxuuna u sheegay sheekadiisa hadana wuxuu kawar helaya hanjabaad ka timaada dowlada sababo la 

xiriira sheekadiisa uu la leeyahay saamileeyda ciise waxaana lagu yiri kalaabo waxaad sheegtey ama lagu dilo.

Dawlada farmajo iyo fahad yasiin dhalin yarada somaliyeed dhibaatooyin aan lasoo kuu bi Karin ayeey ku haayaan dawlada 

loogu talagalay in eey shacbkeeda wax in eey u qabato hadeey madax furasho iyo hanjabaad ku sameeyneeso shacabkeeda waa mid aan loo dul qaadan karin

 

Post a Comment

0 Comments