Fahad Yaasiin uU la sheegay in uu la shaqeeyaa Al Qaacida

 




A C-WARAR

Wargeysyada caalamiga ah ayaa iftiimiyay in wargeys Mareykan ah uu dhawaan qoray in Fahad Yaasiin uu xiriir la leeyahay Al Qaacida, sarkaal sare oo Mareykan ah ayaa 

sheegay in Fahd Yaasiin uu muddo dheer la shaqeynayay Al Qaacida uuna ku soo biiray dowladda Soomaaliya xiriir adag oo ka dhexeeya isaga iyo waxa aan sii wadayno inaan 

ku sameyno tan ama tan dalka, oo ay ku jiraan In xubnaha argagixisada aysan u suurta geli doonin in bulshada caalamku ay san sii dhibaateeyn.

Waxaa la ogyahay in Fahd Yaasiin, oo ah ninka ugu magaca weeyn  dowladda Soomaaliya, uu heysto baasaboorka Kenya, safar joogto ahna la yeesho kooxaha 

argagixisada, Qatar waxay la yaab ah  sida uu ku gaadhay jagada ugu sarreysa ee Hay'adda Nabadsugidda Soomaaliya isagoo in muddo yar ku helay jago sare taasi oo eey ka danbeeyaan dalal shisheeye…

Soomaaliya waxaa gacanta ku haya dowladda Qadar, Turkigana waa kan ugu weyn ee taageera argagixisada, tanina waxay dib u dhac ku keenaysaa mustaqbalka dadka 

Soomaaliyeed iyo horumarka dalkooda, maadaama Farmaajo uu waxaas oo dhan u oggolaaday dib u heshiisiin shaqsiyeed oo uusan u danaynayn danaha dalkiisa iyo dadkiisa.

Post a Comment

0 Comments