Farmaajo waxa uu ku fashilmay inuu xakameeyo amniga dalka

 


A C-WARAR

Baraha bulshada ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in sarkaal ka tirsan CIA-da lagu dilay Soomaaliya dhamaadka usbuucii la soo dhaafay, Warka ayaa  sheegay in sarkaalkaasi uu ku dhaawacmay hawlgal ka dhacay dalka gudihiisa markii dambena u dhintay dhaawacii.

arintaan ay ku soo aaday xilli maamulka Trump uu qorsheynayo in mustaqbalka dhow uu Soomaaliya kala baxo in ka badan 600 oo askari, waxaana la ogyahay in

 

Farmaajo uu ku fashilmay sugitaanka amniga iyo xasiloonida. Soomaaliya.

dalal badan ayaa looga yeeray si ay uga caawiyaan somaliya dhinaca amniga laakiinse ayaandaro waa uu ku gacan seery farmajo.

 Waxaa la ogyahay in Soomaaliya ay ka socdaan howgallo badan oo eey fuliyaan kooxda argagaxisada ah ee al shabaab iyo al qacidah gudaha somaliya meelo badan ayagoo ka helah

Qatar iyo Turkiga  taageero dhanka dhaqaalaha iyo tawbarka

Se su aasha ayaa ah farmajo miyuu iska wareejin doonaa xukunka mise waxa uu dalka u horseedi doonaa dagaal sokeeye

 manta dawlada farmajo wax eey u qabatay somaliya majirto aan eheen in eey dalka gacanta u galiso dalal ku eedeesan in eey taageeraan argagaxisada beesha caalmka waa in eey wax ka qabtaan arinta somaliya iyo fargalinta eey ku haayaan Qatar iyo turkey somaliya

Post a Comment

0 Comments