Guddoomiyaha Golaha Shacabka maxamed mursal oo ku biirey Shirka mucaaradka

 


A C-WARAR

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal iyo ku xigeenkiisa C/wali Sheekh Muudeey ayaa xalay ku biiray shirka hoggaamiyayaasha Mucaaradka ah ee ka socda Muqdisho.

Markii ay tageen xarunta Shirka waxaa qaabilay mas’uuliyiin uu kamidyahay C/Kariin Guuleed oo ah musharrax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale shalay shirka mucaaradka ku biiray Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi, Maxamed Cabdi Maareeye iyo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.

Shirka oo qorshuhu ahaa in la soo xiro shalay ayaa baaqday waxaana dib uga biiiray dhallinyaro,Odayaal, siyaasiyiin iyo guddoonka labada Gobole re Baarlamaanka Dalka.. . Baahida loo qabo in la dadajiyo in wax laga badalo guddiga kormeeraya doorashooyinka,oo uu soo xuley R/W/R waxaana la ogyahay in dhamaantood ay ka tirsan yihiin Hay’ada NISA uu hugaamiyo Fahd Yaasiin

 dawlada uu hugaamiyi farmajo waa in eey badashaa guddigan hadii kale waxa uu hurseedi doonaa dagaal sokeeye oo dhaco

Post a Comment

0 Comments