kacaanki reer hirshabeelle ee ka soo horjeedey farmajo



A C-WARAR

 Dadka Soomaaliyeed dhib badan ayey ka soo mareen dagaaladaas, hadana Farmaajo wuxuu bilaabay dagaalka ka 

socda gobolka Hishabeelle si uu u badbaadiyo Madaxweyne Cali Godlawe oo Hirshabeelle uu ku hanjabay Jeneraal Abukur Hout

Dadka reer Hirshabeelle waxay ku qabteen gobolka Hiiraan banaanbax balaaran oo ay ku diidayaan dowlada cusub ee Farmajo dawalifka u ah .
 
 Dowladda Soomaaliya wax xal ah uma hayso dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya marka laga reebo inay la dagaallanto kuwa hor istaago ayada mooye. 
 
Farmaajo wuxuu ku fashilmay inuu maareeyo dhamaan arrimaha Soomaaliya, waana inuu baxo

Post a Comment

0 Comments