Aamusnaanta farmajo
ayaa loo aaneenaaya in eey laxi riirto in uu raali ka yahay waxa eey wado
kooxda al shabaab ayadoo uu hugamiyo u yahay kooxdaas fahad yasiin oo ah
saaxiibka ugu soo sokeeyo farmajo
Horey waxaa dowladda Farmaajo loogu eedeeyay inay la shaqeyso
Mudo labo maalmood ku dhow, madaxweynaha ayaan wali ka hadlin xasuuqa ka
dhacay maqaayada Gelato Divino ee magaalada Muqdisho, kaasoo galaaftay nolosha
8 dhalinyaro ah oo u badnaa aqoonyahano.
Dad badan ayaa isweydiinaya sababta uu madaxweynaha u aamusan yahay, Intii
uu ku guda jiray ololihiisa doorashada, wuxuu dhowr jeer ku
celceliyay in dowladiisa aysan kaliya cambaareyn doonin weerarada
Al-Shabaab balse ay qaadi doonto tilaabo culus, isla markaana uusan Madaxweyne
Farmaajo ku guuleysan.
Intii uu ku guda jiray ololihiisii ​​doorashada, wuxuu si isdaba joog ah u
sheegay in dowladdiisu aysan cambaareyn doonin oo keliya weerarada Al-Shabaab
balse ay qaadi doonto tallaabo dhab ah, isla markaana uusan Madaxweyne Farmaajo
ku guuleysan.
0 Comments