Shirkii Musharaxiinta aaya ka tashiga Soomalaiya oo ka furmay magaalada Muqdis





A C-WARAR  

Waxaa wax yar ka hor furmay shirkii ay la hayeen dhamaan musharaxiinta Mucaaradka kaa ka

furmay magaalada Muqdish

Shirka ayaa lagu gorfeynayaa arimaha Soomaaliya iyo sidii lagu heli lahaa Doorasho loo dhan yahaty oo xor iyo Xalaal ah

Dhamaan musharaxiintaa ayaa jooga 12ka ah waxuuna shirka u muuqdaa mid looga hadlayo sida loo bad baadin karo Dalka loona heli lahaa Doorasho la wada ogolyahay oo xor iyo Xalaal ah

Shirkaan ayaa socon doono 3 cisha waxaana ka soo bixi doono sida ay sheegeen wax ay Soomalida ku diirsato

Xaalka doorashada Soomaaliya ayaa u muuqday in ay mugdi sii galaayey ka dib markii Dowlada ku dhawaaqday Gudi aan dhex dhaxaad aheyn

Soomaaliya ayaa sii galeysa Qalalaaso Siyaasadeed uu horay u sheegay Ra iisal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre

marsii hureeyse ayaa beesha caalmka cabaareen eey u soo jeedisey gudiga uu soo magacaabey R/W/Rooble 

shacabka somaliyeed ayaa rajo fiican ka qabo goaanada ka soo bixi doono shirkaan ayadhoo ah mid lagu farxo in maanta eey wadha midheesan yihiin mucaardka somaliya

Post a Comment

0 Comments