Baaq ku saabsan banaanbax nabadeed maalmaha Khamiista iyo Jimcaha ee sanadka cusub



 A C WARAR

Anaga hadaan nahay shacabka Soomaaliyeed waxaan ku martiqaadeynaa qof kasta oo Soomaali ah oo ka soo danqanaayo  dalkiisa hooyo inuu tago fagaaraha Mecca

ee magaalada Muqdisho maalmaha Khamiista iyo Jimcaha soo socda banaanbax nabadeed oo lagu muujinayo diidmada dib u dhigista doorashada iyo in Farmaajo uu xukunka sii hayo.

Rasaaseentii  mudaaharaadayaasha nabada jimcihii la soo dhaafay nama cabsi gelin doonto hadaanu nahay  shacabka soomaaliyeed.

Waxaan xaq u leenahay inaan banaanbaxno, wixii dhacay jimcihii la soo dhaafeyna nama cabsi galin doonto  hadii ay 1000 jeer soo nooq noqdaan  

Farmaajo anaga ayaa xukunka u dhiibney maanteneh anaga ayaa diidney

Nagulama qasbikaro wax aanu diidney hadaanu nahay shacabka soomaliyeed

Farmaajo iyo dawladiisa musuqmaasu badan waan diidney naguma soolaaban doono farmaajo iyo fahad yasiin

Post a Comment

0 Comments