Baarlamaanka waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya ayaa ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2021

 


A C WARAR

Maanta, baarlamaanka Soomaaliya wuxuu ansixiyay miisaaniyadda  dowladda Soomaaliya, oo lagu qiyaasay $ 671.8 milyan sanadka 2021, fadhiga Golaha Shacabka Soomaaliyeed ee Muqdisho, haddaba sidee baarlamaan waqtigiisu dhammaaday loogu lifaaqi karaa miisaaniyadda dowladda.ama uu u ansixinkaraa

Ansixinta miisaaniyadda dowladda waxay calaamado badan su'aal gelineysaa ilaa heerka loo jiheeyo waxa dhabta ah ee dalka u adeegaya ama danta  gaarka ah ee Farmaajo,

arintaan ayaa ah mid lagu doonaayo in lagu badbaadiyo farmaajo si uu usoo laabto ama uu ku helo mudo kurdhin

Barlamaanka soomaaliya oo aan lahayn dad goormeera wixii ay ansixiyeen madama madaxdiisu ku timaado magacaabidda Madaxweynaha Soomaaliya ayaanay jirin cid og halka ay ku baxdo

lacagta soo gashee dowlada  waana hay’adda kaliya ee miisaaniyadeeda ay ansxiyaan madaxweynaha iyo gudoomiyaha barlamaanka mursal muuse barlmaanka ayaa saxiixay Miisaaniyadda sanadka 2021 uu ku howlgeli doono dowlada.

 

Post a Comment

0 Comments