Farmaajo waxa uu fuliyaa amarada Qaramada Midoobay mana dhageysto shacabka Soomaaliyeed



 A C-WARAR

War saxaafadeed ka soo baxay Qaramada Midoobey ayaa lagu yiri.

Iyadoo dhowaan la qabtay Madasha Iskaashiga Soomaaliya, ayey beesha caalamku waxa ay weli si qotodheer uga walaacsantahay isafgaranwaaga hadda ka taagan hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka 2020/21.

Waxa ayna ku baaqayeen in is af garanwaagaas lagu xalliyo qaab ixtiraamaya heshiiskii ay gaareen madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka.

Waxa eeyna ugu baaqeeb dawlada uu hugaamiyo farmajo in eey wax kabadasho wax yaalaha muranka dhaliyey

Vill somaliya Iyada oo ka duuleysa bayaankaan ayaa waxaa si rasmi ah u soo saartay dowlada farmaajo si ay ugu hogaansato shuruudaha looga baahan yahay in lagu guuleysto howlaha doorashada waqtigii loogu tala galay.waxaana

dowlada ay balan qaaday in ay ka fiirsaneyso oo kaliya arinta gudiga loo soo xuley  kormeerka doorashooyinka iyadoo aan la qaadin talaabooyin dhab ah oo wax ku ool ah.

Tani waxa eey cadeen u tahay in uu Farmaajo uusan qadarin dadka Soomaaliyeed, laakiin wuxuu qaddarin u muujiyay Qaramada Midoobay xagga wax ka beddelka guddiga.

Farmaajo daciifnimadiisa iyo xigmad la’aantiisa ayaa tusaale uga dhigtay musuqmaasuqa nidaamkiis caalamka in eey nuqoto dowlada  adduunka ugu xun

Post a Comment

0 Comments