Farmaajo waxa uu ku fashilmay siyaasadii uu shalay ku hayste kuwii isaga ka horeeye​​y



 A C-WARAR 

Madaxweyne Farmaajo ayaa mid ka mid ah muuqaalada wareysigiisa ku cadeeyay dawladii isga ka hureeyse eey ku fashilmatay dhanka amniga iyo dhaqaalaha iyo in eey soo xusho gudi cadaalada ah weerarkaas ayaa ah mid uu ku qaaday xasan sheeqse manta isaga ayaa ku socdo wadadii uu kuwii isga ka horeeye uu ku dhaliili jirey

Wuxuu sidoo kale ka hadlay guuldaradooda dawladii isaga ka horeeyse ee eheed in yeey soo xusho guddi loo dhanyahay se isga maantay guddigaan uu soo xulay oo ka wada tirsan sidoonka dalka ee NISA  muxuu u diidan yahay in uu badalo

Farmaajo wuxuu si cad noogu sheegay in siyaasadiisii ​​ay fashilantay, taasina ay ka dhigeyso inuu la mid noqdo kuwii isaga kahoreeyay.

maantay dawlada farmajo dalka wax eey ku soo kurdhisey majirto oo aan eheen burbur

dawladiisa mid ka xun ma soo marin somaliya wixii ka danbeeye 1991 kacaankii lagu tuurey adeerkiisa siyaad bare

Post a Comment

0 Comments