farmajo iyo fahad yasiin oo rabo in eey qeyraadka dalka gacanta u galiyan turkey

 


A C-WARAR 

Musharaxiinta Madaxtiinimada Soomaaliya ayaa qoraal ay Sabtidii soo saareen waxay walaac ka muujiyeen iskudeyga wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay ku dhiiratay iney bixiso ruqsadaha baarista shidaalka, iyagooo ku tilmaamay tallaabadaas mid dhabarjab iyo boob hanti qaran, weliba xilli doorasho iyo kala-guur uu dalka ku jiro

Hadalkan ayaa waxaa uu yimid kadib safar la sheegay in wasiirka Batroolka iyo saraakiil kale ay ku joogaan dalka Turkiga halkaas oo ay kula shirayaan si fool-ka-fool ah shirkado daneynaya shidaalka Soomaaliya. farmajo iyo fahad yasiin waxa eey rabaan in eey gacanta u gakiyaan qeyraadka dalka turkeya iyo Qatar

Farmaajo iyo dowladiisa waqtigeedu dhamaaday ayaa isku dayaya inay iibiyaan badeecadaha dalka si raqiis ah si qorshayaashiisa ay u taageeraan quwado dibada ah

 

Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa horay uga digtay dowladda federaalka ah iney gasho wax heshiis ah oo la xiriira shidaal inta laga dhameystirayo heshiisyada qeybiga kheyraadka taasi oo ay dowladda ogolaatay

Post a Comment

0 Comments