farmajo oo bilaabay in uu burburiyo hishiisyadi maamul goboleedyada

 




A C-WARAR

Farmaajo wuxuu si ula kac ah u  abuuraya dhibaatooyinka ka jiro dalka si uu u dheereesto waqtiga  axmed

 

Damaca Farmaajo ee ah inuu kororsado mudada xafiiska iyo dib u dhigista doorashooyinka ayaa sababay in  Axmed Maduba, Madaxweynaha Maamulka Jubaland uu  go’aansado in si shaqsi ah uu u hirgeliyo doorashada.

Madoobe ayaa  ku dhawaaqay inaanay doorasho galayn ilaayo loosoo celiyo deegaanadi ka tirsanaa maamulkeeda oo haatan hoostaga dawlada somaliya haduu farmaajo 

falalkan sii wao waxa khilaaf ka abuurmayaa maamulada iyo qabiilada somaliyeed natiijaduna waxay noqon doontaa dagaalo sokeeye oo ka dhex qarxa umada somaliyeed

 Haddii dowladaha kale ay u dhaqmaan hab la mid ah tan dowlad goboleedka Jubaland iyaga oo si shaqsi ah u fulinaya doorashooyinka, maamul goboleedyadu waxay u 

qaybsamayaan sida qabaa’ilku u kala baxayaan halkaasna ay uga dhacayaan dagaalo sokeeye, intaas oo dhanna waxaa sabab u ah hamiga Farmaajo iyo inuu xukunka u hoggaansamo iyo inuu doorashada dib u dhigo

Post a Comment

0 Comments