farmajo oo marmarsiyo kadhigtay cilad farsamo shirkii QM









A C-WARAR 

Farmaajo ayaa ka baaqday inuu ka qeyb galo uuna khudbad kajeediyo  Kulankii u dhaxeeyay Golaha amaanka QM iyo Midowga Africa

Farmaajo waxa uu ka baaqday shirka lagu marti qaday kaas oo looga dan lahaa in looga  dhagaysto warbixintiis ee ku aadan  xlada oo dalku ku jiro ayaa marmarsiyo  u sameeyay isaga oo ka cagajiidayo  in uu runta sheego oo uu kala kulmo 

dhaleecayn  kulul  kadib marki uu ku fashilmay in uu dalka  si dacad ah ugu shaqeeyo  mudadi uu ku  sugnay villa Somaliya wax dalku galay dhibaatoyin 

farabadan  taas oo keentay khilaaf soo jiitama xalna loo wayay   ila hadana  aan  loo fahmi Karin  farmaajo  wana fashilaada uu la hor imasn wayay qaramada midoobay iyo midoga Afrik

 

Ilaa hadda Dowladda Soomaaliya ma caddeyn sababta rasmiga ah ee uu Madaxweynaha uga baaqday shirkaas

Post a Comment

0 Comments