muqdisho Banaabax looga soo hor jeedo fargalinta shisheeye oo dhici doonto jumcah


A C-WARAR

Waxaa jiro maalinta jumacada  fagaaraha weyn ee (Daljirka Dahsoon), oo ku taariikheysan 25/12/32020 salaada jimcaha kadib. . Waxaa loola jeedaa saddex s

Midda kubaad waa in dalka laga ceyriyo madaxda dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale shaqaalaha amniga iyo dabagalka ee NISA oo sharcigu uusan farayn ka qeyb galka doorashooyinka iyo guddiga doorashada.

Tan labaad ayaa ah in meesha laga saaro faragalinta lagu hayo doorashooyinka iyo arimaha gudaha ee dalka waxaana lagama maarmaan ah in la isku raaco in 

doorashooyinka soo socda ay noqdaan kuwo dan u ah shacabka Soomaaliyeed iyo midka meesha ka saari lahaa dhibaatada hada haysata shacabka Soomaaliyeed. guud ahaan. dal iyo dibadba.

Tan sidaxaad Cadaadiska ugu horeeya ee saaran guddiyada doorashooyinka si ay doorashada ugu qabtaan waqtigii loogu talagalay oo aysan dib uga dhicin.

Haddaba dadka Soomaaliyeed sidee ayey ugu wada xiriireen arrintan? Waxay si aad ah uga shaqeynayeen baraha bulshada si ay ula xiriiraan una balanqaadaan danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed in laga hormariyo wax kasta oo ay gacanta ku hayaan.





Post a Comment

0 Comments