Muqdisho oo isku Diyaarineysa Dagaal Sokeeyo oo ka daran kii 1991



A C-WARAR 

Xaalada magaalada Muqdiaho ayaa u muuqata mid aad u cakiran oo u muuqata in ay ka dhacaan Dagaalo Sokeeyo oo laga dhaxli Doono halaagii laga dhaxlay kii 1991dii

Diyaar Garoow Dagaal ayaa laga dareemayaa magaalada iyadoona Ciidamo kala gadisan oo qaab Qabiil u abaabulan magaalada ku soo qul qulayaan

Mar aan saakay la sheekeystay Siyaasiyiin iyo Saraakiil Ciidan ee hore ayaa ii sheegay in ayDagaal horeynin xaalada siday ku socoto mana jirta ayeey igu dhaheen Xal kale oo aan Dagaal aheyn

Waxay ii sheegeen in Madaxweyne Farmaajo iyo Midoowga Musharaxiinta Labadaba isku Diyaarinayan Dagaal mana jirato ay igu dhaheen Xal aan Dagaal aheyn oo Dalka laga Filan karo

Kooxaha Mucaraadka ayaa qoronooya Ciidamo kuwaa oo mishaar u qorayo halka Dowlada kuweydii iyagana la diyaarinooya

Ma fiicno warka dhiiladavleh aan wax yar ka hor maqlay waxana hada intabadan magaalada ka muuqda Qax loo qaxayo magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe si looga bad baado Xaalada Dagaal ee ka muuqata magaalada Muqdisho

Farmaajo ayaa u muuqda mid kursiga isku dhajinaayo taana waxay keeni doontaa Bur Bur iyo Colaad lagu riiqmay Dalka Soomaaliya ka dhacdo

Post a Comment

0 Comments