Turkiga waa cadowga Soomaaliya, laakiin dadka Soomaaliyeed ma dareensano

 


A C-WARAR

Turkiga waa cadowga Soomaaliya, laakiin dadka Soomaaliyeed ma dareemayaan, sababta tan keentay waa dhagarta Turkiga ee tababbarka beenta ah ey siiso tiro yar oo ciidan Soomaaliyeed ah.

Turkiga ayaa iska dhigaya inuu gacan u fidinayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee doonaya inay ku noolaadaan nolol dhaanto tan eey ku nool yihiin waxna bartaan iyaga oo siinaya deeqo waxbarasho oo been abuur ah si eey uga mid noqodaan  ciidanka Erdogan ee ah argagaxisada .

Turkiga ayaa ku dhiiri galiyay dhalinyarada Soomaaliyeed inay si sharci daro ah uga haajiraan dalkooda una soo guuraan, si ay ugu soo jiitaan riyo ay ugu haajiraan Yurub, kuwa quruxda badan laakiin in ka badan kala bar muhaajiriinta

In ka badan kala bar dadka yimid jasiiradda Giriigga ee Lesbos laga soo bilaabo 1dii Nofembar waxay ka yimaadeen Soomaaliya waxayna ka tallaabeen xadka Turkiga

Soomaalidu waxay helaan fiisooyinka ardeyda, ama fiisooyinka daryeelka caafimaadka ee ay kaga soo galaan ama uga soo galaan Turkiga taai ayaa ah mid eey kadanbeeso dawlada erdugan si eey uugu adeegsato dhalinyarada eey ku hayso dhibaatoonyinka dalkoda danaheeda qaaska ah iyo in eey u adeegsato hawlaha argagaxisada eey ku hayso caalamka

Post a Comment

0 Comments