Shixnadaha hub
iyo rasaasta ee ka yimid Eritrea iyada
oo loo soo maiyey diyaaradaha militariga
ee ay leeyihiin dalkaas toddobaadyadii la soo dhaafay Nooca hubka ee
yimid Muqdisho ma waafaqsana liiska hubka loo oggol yahay dowladda
Soomaaliya
Digniinta
caalamiga ah ee ka dhanka ah dowladda Soomaaliya oo loo diray ka dib Ilo xog
ogaal ah ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay
warqad ka
heshay guddi ka socda Qaramada Midoobay si ay ula socdaan cunaqabateynta hubka
ee saaran Soomaaliya waxaana guddigu ka codsanayaa dowladda in ay sharaxaad ka
bixiso hubka ku soo qul qulaayo dalka
Hadalkan ayaa yimid saacado kadib markii
dagaal uu ka qarxay koonfurta magaalada Balad Xaawo ciidamada amaanka ee
Jubaland iyo kuwa dowlada iyadoo labada dhinacba ay doonayeen inay la wareegaan
gacan ku heynta magaalada istiraatiijiga ah oo halbowle u ah gobolka Gedo
Bayaanka looma jeedin kooxda ka dambeysa
howlgalka aan kor kusoo sheegnay, goobta hubka la isku dayay in la keeno, ama
in masuuliyiintu awood uleeyihiin inay xiraan shixnad militari, taasoo ka
dhigtay
Hubka aan kor ku soo xusnay ayaa ahaa in la hubeeyo askarta ay tababartay
Eritrea si ay uga faa’iideystaan “Farmaajo”, si loogu adeegsado in lagu
cabudhiyo mucaaradka Soomaaliya iyo in lagu shubto doorashooyinka.
0 Comments