Farmaajo oo qaatay go’aan ah inuu waqtiga ku kororsado laba sano



 A C-WARAR

Madaxweyne Farmaajo ayaa go’aansaday inuu labo sano ku kordhiyo mudada xafiiska isagoon tixgalinin dhibaatada iyo darxumada arintan ay ku keeni karto shacabka Soomaaliyeed, waxaana wax laga xumaado ah inuu doorto kursi badbaadada dadka iyo dalka.

markii uu xukunka la wareegay Maxamed Farmaajo waxaa dhagaha Soomaalida hadba ay la kowsanayeen dhacdooyin cusub oo qaarkood ugub ah marka sooyaalka siyaasadeed ee dalka dib loo eego

waxa eey shacabka somaliyeed lakawsadeen dhibaatooyin badan eey ugu horeeyso qaraxyo dilal kufsiyo iyo dhibaatooyin bada

ayaa waxaa soo baxay maalmihii lasoo dhaafey in eey bilaawdey dawlada is hubeen aad u xoogan ayadoo hukaasi kala timaadey dalka iritareeye

kadib soo dejinta shixnad hub fara badan oo loo soo waday Soomaaliya, ayaa waxaa lagu faafiyey hubka iyo agabka milatari ee ku soo batay magaalooyin badan iyo xaafado ka tirsan Soomaaliya iyadoo loo soo mariyey shaqaalaha amniga ee dowladda oo xiran dharka shacabka.

Xukunka Farmaajo oo xilli kasta abuuridda xasaradaha siyaasadeed sababteeda lahaa, ayaa ku guul-dareystay wada-shaqeyn uu la yeesho dowladaha xubnaha ka ah, taas beddalkeedana uu siiyay dagaal siyaasadeed oo qaarkood dhiig uu ku daatay.

Fahd Yaasiin wuxuu bilaawey in uu geeya ciidamo hubaysan oo qarsoodi ah si uu u xakameeyo aagaga mucaaradka una tirtiro xoog markii loo baahdo

Ka dib markii ay ku dhawaaqday qabashada hub tahriib ah, ICRC waxay shaaca ka qaaday jiritaanka hub ka badan inta la qabtay.

 

Post a Comment

0 Comments