Farmaajo wuxuu adeegsadaa qowmiyadda Oromada ee Itoobiya inuu tababaro al-Shabaab

 


A C-WARAR

Madaxweynaha Deegaanka Oromada ee dalka Itoobiya iyo Taliyaha Ciidanka Itoobiya ayaa socdaal aan la shaacin ku yimid 15kii bishan magaalada Muqdisho, sida ay baahisay idaacadaha dalaka

 

Wali safarkaan qarsoodiga ah kama aysan hadlin Villa Soomaaliya, lamana yaqaan sababta keentay in la qariyo kulanka dhexmaray madaxda dalka iyo wafdigii ka yimid Itoobiya.

 

Wararka ayaa sheegaayo in Farmaajo iyo dowladiisa waxa rabaan inay ku taageeraan Al-Shabaab dhaqaale iyo logistikaba iyagoo u maraya qabiilka Oromada ee Itoobiya, si ay u fuliso dilal qorsheysan oo ka dhan ah dadka ka soo horjeeda ee ah mucaardka

 

Dawlada farmaajo waxay hirgalisaa kooxo maleeshiyaad ah ee ma hirgaliso dawlad nidaam leh tababarida alshabaabna waxa dhaqaalihii dalka ku bixiya farmaajo si uu u laayo dhamaan wixii mucaarad ku ah siyaasadiisa ka soo horjeedah

 

Danaha madaxweynaha deegaanka Oromada waxay kujiraan ka faa'iideysiga dhibaatada Farmaajo si loo helo macaashka ugu badan ee walxaha matalaya badeecadaha Soomaaliya iyo tan dadka.

 

Post a Comment

0 Comments