Maska Soomaaliga waa Fahd Yaasiin wax uu suntiisa ku faafay dhammaan gobollada Soomaaliya

 


A C-WARAR

Fahd Yassin waa aweesada qaska ka dhax wado dalka , Somalia, asaga ayaa gacanta ku haayo arimaha dalaka iyadoo Farmaajo uu yahay horjooge waan wax ku ool leheen

Maska somaliya ee fahad yaasiin waa ninka  qorsheeyo  shirqoolada badan oo uu ku bar tilmaameesanayo dhamaan shaqaalaha dawlada iyo saraakisha kasoo horjeeda siyaasada farmaajo

Farmaajo waxa uu isku dayaya inuu isku qariyo masaska somalia ee fahad yaasiin gadaashiis  markii qorshayaashiisa oo dhan la kashifay.

Shacabka  Soomaaliyeed waxay si kulul u diideen  ka faa'iideysiga hey'adda sirdoonka Soomaaliya si loo gaaro danaha shaqsiyadeed ee ay leeyihiin Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.

 Farmaajo iyo fahad waxaa ka guan in eey ka faaideestaan inta eey haayaan xukunka dalka danohooda qaaska ah iyo kuwo shisheeye

Post a Comment

0 Comments