Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo uga digay dowlada in eey shidaalka ay ka iibiso Turkiga



A C-WARAR

Dowlada Soomaaliya ayaa dooneysa inay siiso shirkada turkiga ee Sommoil xaquuqda ay ka baareyso shidaalka Soomaaliya waxaana midawga musharixiinta uga digayaan dowlada in eet talaabadaas ku dhaqaaqdo farmaajo waxa uu rabaa in uu ka faaideesto mudada yer ee u hartey

Dowladda ayaa isku dayeysa inay saxiixdo heshiisyo qarsoon oo lagu doonaayo in lagu fuliyo   danaha xulafada Farmaajo.

Kadib markii uu fashilmay dadaaladii Farmaajo ee ahaa laaluushka kuwa kasoo horjeeda, wuxuu bilaabay in uu kafaa ideesto hishiisyo in uu lagalo shirkado laga leeyahay turkey si uu  aruurin lahaa wixii lacag ah ee uu awoodo.

dhinacakale Waxaan ku martiqaadeynaa qof kasta oo Soomaali ah oo ka danqanaayo dalkiisa inuu tago fagaaraha Maka ee magaalada Muqdisho, Khamiista iyo Jimcaha soo socda, banaanbax nabadeed oo lagu muujinayo diidmada siyaasadaha Farmaajo.mana joojin doono banaabaxyada ilaa aan helno doorasho xalaal ah



Post a Comment

0 Comments