Muxuu sameen doonaa Maska Soomaaliyeed ee Fahad Yaasiin dhicitaanka Farmaajo kadib


 A C-WARAR

Haddii ay dhacdo in Farmago uu ku guuldareysto oo uusan markale xukumin, tani waa tan ugu badan ee la filayo!

Maxaa uu noqon doona Fahad Yaasiin !!

Ma ka mid noqonayaa dhalinyarada al shabaab  mise hogaamiyahooda ayuu noqon doonaa ?

 Fahad yasiin waa ninka dalka kawadah qaska iyo dhibaatada

Maskii Soomaaliyeed (Fahad Yaasiin) muxuu yahay mowqifkiisa ka dib bixitaankii Farmaajo !!

 ma waxa sii nuugi doonaa dhiig Soomaaliyeed mise waa uu iska dhaafi doona dhibaatada uu ku haayo dalka iyo shacbka !

 Waxaan rajaynayaa inuu Farmaajo dhamaan doono uusan dib usoo laaban dooni eey cadaalad u soo noqon doonto shacabka somaliya  

Su,aalahaas iyo kuwo badan ayeey is wediiyaan dadka somaliyeed meel walibo oo eey joogaan waayo fahad yasiin waxa uu shacabka somaliyeed soo marsiiyey inta uu farmaajo xukunka haayey dhibaatooyin badan


Post a Comment

0 Comments