Qatar iyo turkey oo bilaawey hubeentii dawlada fahad yasiin iyo farmaajo

 


A C-WARAR

Maska Soomaaliga ah Fahd Yaasiin ayaa fulinaya mashruuca Turkiga iyo Qatar ee fowdada ku baahinaya dalka ayaa dalka keeny hub

Hub ka kooban Bastoolado iyo qoryaha ay ku howlgalaan Ciidamadda Wadanka turkeya ayaa qarashka bixisey Qatar oo loogu deeqay Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin ayaa maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho.

Laba diyaaradood oo midi siddo hubkaas ta kalana ay waddo Fahad Yaasiin ayaa maanta soo gaaray Xamar, diyaaradda hubka siday ayaa soo caga dhigatay garoonka Ciidanka Cirka oo ku dhow Adan Ade Air Port, ugu dambeynna hubkaas ayaa la geeyey keyd u gaar ah Fahad.

Intaas kadib Xukuumadda waqtigeedu sii dhammaanayo ayaa wada qorshe lagu soo celinayo Ciidankii lagu soo tababaray Eritrea intii ka hartay maadaama horay loo soo weriyey in dagaallo loo adeegsaday qaarkood ay ku dhinteen.

Hubkan oo maanta la keenay waxa uu qorsheynayaa Taliyaha NISA Fahad Yaasiin sidii loogu qeybin lahaa Ciidanka la keenayo iyo hubka u yaalla oo uu rabo in Doorashadda uu ku maamulo sida ay tilmaamayso xogta aan helay.

Maxamed Farmaajo, waxaad tahay kaligii taliye dadka Soomaaliyeedna waxay jecel yihiin inay dowlad la’aan noqdaan intii madaxweyne kaligii taliye ah uu xafiiska ku jiri lahaa. Dhamaanteen waan ognahay inaadan rabin inaad qabato doorasho xor iyo xalaal ah. Haddii aad isku daydo inaad wax isdabamarin ku sameyso doorashada, dadka Soomaaliyeed kuu ogolaan maayaan inaad xukunka sii heyso.

Fahd Yaasiin iyo qorshaha Farmaajo ee ku aadan fidinta iyo la wareegida awooda doorashada si eey uga saaraan mucaardka booska iyagoo sida la ugyahay eey hurey u soo magcaaween guddi iyaga taageersan ayeey haatani bilaaween in eey awood ku maquuniyaan mucaardka

Post a Comment

0 Comments