Qoysaska askarta Soomaaliyeed ee ku dhimatay itoobiya ayaa banaanbax ka dhigay gaalkacyo iyagoo dalbanaya meydadka caruurtooda

 


A C-WARAR

Qoysaska ay ka geeriyoodeen Askarta Soomaaliyeed ee ku dhintay dagaalka u dhexeeyo dawlada itoobiya iyo mucardkeeda

 reer Gaalkacyo ayaa waxay ka dalbanayeen Dowlada in ay soo bandhigto waxa sababay in caruurtooda ay ku dhintaan dalka Eritereya, in kasta oo lagu soo wargeliyay in ay tahay howlo tababar oo kaliya, waxa ayna sidoo kale dalbadeen in meydadka la keeno oo lagu wareejiyo qoysaskooda.

Qoysaska askarta dhimatay ee loo diray dagaalka ay la galeen dawlada itoobiya Tigreega,

Dadkaan soo banana baxay oo yeey wehliyaan dadweeynaha shacabka  Soomaaliyeed way diidan yihiin in wiilashooda loo diro dagaalada kasocdo dalal shisheeye

Maalimihii lasoo dhaafey ayeey wararku sheegaayeen in eey dawlada somaliya u ugulaatey in eey kaqeeyb galaan askar u joogey dalka eritereeya tawbar dagaalka eey itoobiya kula jirto tgreega

 


Post a Comment

0 Comments