Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo xalay madaafiic ku garaacay magaalada Dhuusamareeb

 


A C-WARAR

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay madaafiic ku garaacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, xili halkaasi ay ku sugan yihiin madaxda Dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah kuwa Dowlad Goboleedyada oo shalay gaaray magaaladaasi.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in madaafiic ay ka dhasheen khasaaro soo gaaray dadka rayidka ah ee ku sugan magaalada Dhuumsareeb.

Inta la ogyahay Afar qof oo mid kamid ah uu yahay Askari ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa  ku dhaawacmay weerarka.

 Arintaan ayaa ah mid qursheeysan oo eey kadan beeyso dawlad si uu u baaqdo shirka lafilaayo in uu maantey furmo si eey u hesho dawlada mudo kurdhin

Maska somaliya  fahad yasiin ayaa ah ninka siiyo taaku leenta kooxda al shabaab isagoo maalgalin buuxdo siiyo kooxdaas qarashaka eey kooxdaas isticmaasho ayaa ka yimaado dalka Qatar halka uu kayimaado hubka dalka turkeya

 

Post a Comment

0 Comments