Dowladda Farmaajo waxay iska indhatirtaa xuquuqda qaxootiga Soomaaliyeed, gudo iyo dibadba


A C-WARAR 

Farmaajo Fursadaha uu  lumiyay waxaa ka mid ah inuu mideyn waayay umadda kala irdhowday, sidoo kalana uu wax ka badali waayay nidaamka siyaasadeed ee ka jira dalka.

1- Inuu lumiyay mideynta umadda kala irdhowday oo uu tago magaalo walba, dadka la fariisto, si la isku saamaxo, una hirgaliyo doorasho dhab ah.

2- Inuu lumiyay fursad uu uga faa’ideysan karay laba dowladood oo aad ugu dhaw, waana Qatar iyo Turkey, kuwaas oo midina ay tahay dowlad wax soo saar leh, midna ay tahay dowlad qani ah.

3- Inuu lumiyay fursad uu wax uga badalo nidaamka siyaasadeed ee dalka ka jira, iyo inuu doorasho guud dalka dhan ka hirgaliyo.

4- Inuu lumiyay taageeradii faraha badnaa oo ay shacabka Soomaaliyeed u hayeen, oo aanu helin madaxweyne ka horreeyay, wuxuuna helay taageero shacbi ah oo weyn.

5- Inuu lumiyay fursad uu ku dhisi karay ciidamo qaran iyo sugidda amniga iyo inuu wax ka qabto amniga magaalada Muqdisho.

dawlada farmaajo waxa eey dayacdey xaquuqda qaxootiga soomaaliyeed, ha ahaato gudaha ama dibada

waxa kaloo eey ku tumatey quxuuqdi haweenka

waxa kaloo eey dayacdey xuquuqda dhamaan shacbka somaliya iyadoo aan u aabayeelin mid yar iyo mid weey

waxa kale uu farmaajo uu ka ganacsaday dhalinyaradii eheeyd in loo soo tawbaro difaaca dalka uu ka iibiyey dalka itoobiya halkaasi oo eey ku baabe een in kabadan 380 dhalin yaro oo markoodi hurey loogu been sheegey in eey tawbar ku soo qaadan doonaan dalka Qatar lakin laga iib sadey itoobiya

Post a Comment

0 Comments