shacabka somaliyeed doonitaankooda ayaa ka awood badiyey tii fahad yasiin iyo farmaajo


A C-WARAR 

Shacabka soomaaliyeed ayaa ka adag awood iyo hubka farmajo iyo fahad yaasiin rooble ayaa malmahan soo diray farmajo si uu shirar been ah ugu qaldo si waxay doonayaan uu kaga mashquuliyo si awooda gacanta loogu geliyo farmajo si dastuurka uu ugu tunto 

waxaana shacabka ku baaqeen in ay isugu imaadaan banaanbaxyo waaweyn si awooda shacabka u lahaadaan shacabka soomaaliyeed waa in ay isu soo baxaaan banaanbaxyo waaweyn aan qaban rabno malinta sabtida

Faragelinta Qadar iyo maalgalinta Farmaajo iyo Fahad Yaasiin waa inay joojiyaan waa mida sababta u ah burburka Soomaaliya.Farmaajo wuxuu ku haminayaa inuu sii wado xukunka wuxuuna isku dayaa inuu kordhiyo waqtigiisa.Laakiin dadka Soomaaliyeed way ug yihiin

Soomaalidu dhaqan uma laheyn is khaarijin, shirqool iyo sumcad dil siyaasadeed. Waa eel iyo aafo ay siyaasadda ku soo kordhiyeen taliska xilligiisu dhacay ee uu hoggaaminayey madaxweyne hore Maxamad Farmaajo.

Mucaardka ay sheegay in ayaga iyo xukuumadda Rooble ay ku heshiiyeen in mudaharaadkaasi dhaco maalinka Sabtiga ah ee soo socota oo taariikhdu ku beegantahay 6-da bishan Maarso. 

Waxaan marnaba la yaraysan karin awooda shacabka iyo rabitaankooda suurto galna maaha in farmaajo laga yeelo dulmiga iyo luggooyada uu uhorseedayo umada somaliyeed waxaana la gudboon in shacabku badbaadsadaan dalkooda uu nidaamka guracani daashaday.

Post a Comment

0 Comments