Shirka Xalane oo Fashil ku dhow

 


Shirka Xalane oo Fashil ku dhow

Sida ay sheegayaan wararka ka imanaayo Xarunta Xalane ee Beeaha Lixaad ayaa sheegayo in Fashil ku dhowyahay Shirka Xalane kaa oo sida muuqata aysan jirin isku soo dhawaansho

Labada Garab ay kala Hogaaminayaan Cabdi Xaashi iyo Farmaajo ayaa kala taagan laba mooqif oo sida muuqata ka muuqan isku soo dhawaansho

Labada Garab ayaa kala taagan in koox walbo la qaato Taladeeda

Garabka Cabdi Xaaahi ayaa qabo in Shirka shir gudoomin karin Madaxweyne Waqtiga ka dhacay halka Garabka Farmaajo taa diidan yahay

Sida aan warka ku heleyno Labada maalin soo socto waxaa jiri Doono kulamo gooni gooni ah Beesha Lixaad la yeelan Doonto Labada Garab si leysgu soo dhaweynaayo

Farmaajo iyo madaxda taabacsan ayaa mar kale maanta ku kulmaya Afisyoone hase yeeshee waxaa ka maqan Axmed Madoobe iyo Deni shirka ayaa shalay waxaa ka qeyb galay madaxweyne Farmaajo iyo xubnaha taabacsan hase yeeshee dowladda ayaa kahor shirka qaaday tallaabooyin lagu fashilinayo ayada oo ujeedkuna uu ahaa in shirka la tago kadibna Saciid Deni iyo Axmed Madoobe loo muujiyo kuwa wax diidan axmed Madoobe iyo Deni oo ka carrooday tallaabada ay qaaday dowladda ayaa dalbanaya qodobo ay ka mid yihiin

Dhinaca kale Dowlada Turkiga oo Hub ku soo dal dalayo Soomaliya

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dayuurado kuwa xamuulka qaada ah oo maanta qalab milateri ka soo dejiyey garoonka dayuuradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

Dayuuradahan ayaa waxaa la sheegay in laga lahaa dalka Turkiga, waxaana laga dejiyey qalab milateri oo iskugu jiray gaadiid Gaashaaman, iyo saanad kale.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qalabkan milateri loogu talo galay iney ku howlgalaan cutubyo ka tirsan ciidamada Kumandoska Gorgor ee dhowaan lagu soo tababaray dalka Turkiga.

“Talaabadan ayaa ah mid eey turkey ku xoo jineeyso in uu farmaajo  awood ku sii fadhiyo vilasomaliya


Post a Comment

0 Comments