Farmaajo maxaa ku kalifay in uu xiligaan Kaligii Taliyo noqdo



A C-WARAR

 Sidaan la soconay Farmaajo waxaa loo doortay Madaxweyne xili umada Soomaliyeed u hamuun qabeen waxaana gudaha iyo Dibadda looga sameeyey Soo dhaweyn aan loo sameyn Madaxdii ka horeysay

Waxaysa Umada Soomaliyeed mar qur ah ka niyad jabeen ka dib markii Farmaajo laga waayey dhamaan waxuu balan qaaday
Isagoona la soo baxay dhaqano ka duwan dhaqanadii wanaagsanaa ee lagu yaqiinay

Farmaajo ayaa ku guuldareystay in uu Cadaalada wax ka qabto iyo in uu soo celiyo amnigii uu balan qaaday intaan la doora

Qabiiro dhanka Siyaasada oo Dayniile u sheegay wax yalaaha keenay in Farmaajo uu xiligaan u xuub siibto Kaligii Taliye

1 waxuu arkay dhamaan wadamada ku xeeran in ay yihiin kaligii taliyaal sida Etoobiya,Jabuuti,Eretareya ,Ugaandha iyo Kenya dhamaantood aysan ka dhicin Doorasho xor iyo xalaal ah marka taabuu arkay waxaynu ku fikiray in uu isaguna sidaa sameeyo si uu Xilka waligii ugu dagin

Hadaba maxaa ka hortaagan Damac intaa la eg uu Farmaajo

1 Soomaliya maaha Dal u madaxbanaan wax walbo waxaana gacanta ku haayo Qaramada Midoobay

2 waa dal ay joogaan Ciidamo shisheeye

3 Waa Dal awood xoogan laheyn dhanka ismaamulk

Intaa oo isbiirsatay ayaa u saamaxeynin Farmaajo in uh Xoog ku qabsado soomaliya madaama Soomalida kala qeybsan tahay dowlad isku heysana aysan jirin

Post a Comment

0 Comments