Farmaajo oo dusha ka saaray muddo kororsiga mursal


 A C-WARAR

Rabitaanka shacabka ayaa ka xoog badan kaligi talisnimada Farmaajo, Farmaajo wuxuu lumiyey dhamaan taageerayaashiisa gudaha Soomaaliya, xitaa madaxweynayaasha gobolada ee isaga daacada u ah.

Safarka Farmaajo ee Kinshasa ayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka geliyey is-beddel cusub, kadib markii uu ka codsaday madaxweynaha DRC Felix Tshisekedi in isaga oo cayaaraya doorkiisa guddoomiyaha Midowga Afrika oo dhex-dhexaadiyo saamileyda Soomaaliya

1.Maxaad kudooratay in ay idin soo kala dhex galaan Dowlad iyaduba labiilo oo aan awoodba lahayn"Kongo"?

2.maxaa kuudiiday in Xilki shalay laguu dhiipay si nabad ahi kuwareejiso"Doorasho"

3.maxaa kugu qasbay Isla weynin"Kalitalisnimo"

4.maxaa kugu qasbay Dacwado an soconeynin in aad lawareegto meelaha iyado Gogoshi wadahadalka fidsantahay "Afisyooni"

5.maxay kuu lumiyaan qolo Kista kaa sirsirata oo bohol kugu rida 24 hrs adigana Adan ufahmin"CBB"

6.Maxaa Umadii shalay Jacayl kugu soo dhaweysatay ugu dooratay 1 Gobol"Gedo"

7.Maxaa ugu duushay Madaxdi shalay Gacmaha kuqawatay "Gursi jacayl"

8.Maxay maanta Umada walwal ugu seexata isku day kudeysi "Afweyne".

Si kastaba, Farmaajo ayaa sidoo kale soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu doonayo inuu galo wada-hadallo ku saabsan qabashada doorasho qof iyo cod ah, taasi oo u muuqata mid aan suurta-gal aheyn xilligan

Dhinacakale  Ilo-wareedyo diblomaasiyeed oo ku dhow safaaradda Mareykanka iyo xafiiska Midowga Yurub ayaa A C u sheegay in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Farmaajo uu wakiilada caalamka u sheegay in wax kasta oo ka dhasha muddo korarsiga uu mas’uuliyaddeeda leeyahay guddoomiye Mursal

Farmaajo ayaa wakiilada caalamka hortooda dhowr mar ka sheegay in muddo korarsiga uu yahay go’aan uu qaatay Golaha Shacabka, islamarkaana ay u madaxbanaan yihiin go’aannadooda, wixii ka dhashana ay mas’uul ka yihiin guddoonka Golaha. 

Post a Comment

0 Comments