Farmaajo wuxuu bilaabay dagaalkii uu kula jiray mucaaradka


A C-WARAR

Warrarka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in illaa shan hoobiye ay ku dhaceen xarunta madaxtooyada iyo xaafado ku dhaw dhaw sida ay sheegeen dadka deegaanka

Mid kamid ah hobiyayaasha ayaa ku dhacay gudaha xarunta madaxtooya iyadoo mid kalena ku dhacay darbiga dambe ee madaxtooyada, lamana soo sheegin khasaare ka dhashay.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay,kadib markii hoobiyeyaasha qaar ku dhacay goobo shacab kusugnaayeen.

Hoobiyayaasha kale ayaa ku dhacay xaafado ku dhawdhaw madaxtooyada, iyana lama oga khasaaraha ay geysteen

Wararku waxa ay in taasi ku daryaan in eey tahay qursho cusub oo lagu damacsanyahay in lagu weeraro mucaardka weerarka ayaa ku soo aadey 24 sac kabib shir weenihii ay yeesheen beesha haweya oo ay ku sheegeen in ay jawaab ka bixin doonaan falalka lagula koco qaar kamid ah mucaardka

madaxweenaha waqtigiisa dhamaadey ayaa bilaabay talaabadiisii ​​ugu horeysay ee uu ku jiidayo dalka inuu galo dagaal sokeeye

Post a Comment

0 Comments