Qadar waxay lug ku leheed qaraxii Baydhabo

 


A C-WARAR

Qadar oo waligeed dooneysay inay maamusho Soomaaliya ayaa hada waxaa ka go’an inay baabi’iso heshiiskii ugu dambeeyay ee lagu saxiixay magaalada Muqdisho si uusan u dhaqan gelintiisa Qatar marabto in M_Farmaajo uu kursiga kadago iyo fahad yasiin

Qatar ayaa dhowr jeer qaraxyo ka fulisa gudaha Soomaaliya, mana ahan markii ugu horreysay oo fal noocan oo kale ah uu ka dhaco Soomaaliya, waana isha kaliya ee ay dhaqaale ka helaan argagixisada qaraxyada fulisa.

Beesha caalmka ayaa Qatar ku eedeeyey inay ku lug leedahay qaar ka mid ah weerarada argagixiso ee ka dhaca gudaha Soomaaliya.

 wargeyska New York Times ee laga leeyahay dalka Mareykanka  ayaa daabacay cod maqal ah oo ay kuwada sheekeysteen nin ganacsade ah oo u dhaw Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani iyo Safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya Xasan Xamsa iyagoo kawada hadlaya qarax ka dhacay Boosaaso iyo dil isla magaalada loogu gaystay madaxii DP World ee dekadda Boosaaso.

Ganacsadaha ayaa u sheegay safiirka iney ka warqabaan dilka iyo qaraxa oo sida uu sheegay ay ka dambeeyaan xulafadooda, si Imaaradka uu uga guuro magaalada Boosaaso cabsi darteed. Qaraxaas Qaraxaas, oo ay sheegatay kooxda Daacish ayaa waxaa ku dhaawacmay 8 qof.

Maalmo kuhor haweeneey lagu magacaabo Suuban Mahad Dirir oo horay u aheyd musharax madaxweynaha Jubbaland ayaa in ka badan 48 saac waxaa ay hor fadhisay safaaraddan iyada oo sheegtay in la diiday in laga dhageysto cabashadeeda taa badalkeedana ay ilaalada si xun ula dhaqmeen.

Suuban M. Dirir  ayaa intaa ku dartay in sababta ay safaaradda Qatar ugu bariday habeenno ay tahay in ay cambaareyso dhaqanka siyaasadaha Dooxa ee ku aadan Soomaaliya, waxay sidoo kale eedeyn u jeedisay Fahad Yaasiin oo ah taliyaha NISA.

Dirir waxaa ay ku doodday in maamulka Tamiim uu mar kasta faragelin ku hayo arrimaha siyaasadda dalka, isla markaana uu go’aamiyo cidda Soomaaliya madax ka noqoneysa, haatanna la gaaray in la kala caddeeyo, waxaa kale oo ay xummaan iyo dhibaato kale u aragtaa in Dooxa ay olog ku yeelato gudaha Soomaaliya, taasi oo sida ay qabto waxyeeli karta qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya.

Mar sii horreysay waxaa ay sidoo kale Twitterkeeda  soo dhigtay sababta ay u joogto safaaradda horteeda:


Post a Comment

0 Comments