Qatar oo wadah qorsho ay ku dooneeyso in ay ku burburiso somaliland kadib muqdisho

 


A C-WARAR

Dr.Mudlaq bin majed Al-Qahtani ergayga gaar ah ee Dowladda Qater u soo dirtay Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaaladda Hargaysa ee Caasimadda Somaliland waxa uuna la kulmay wasiirku ku xigeenka arimaha dibada Somaliland Liibaan Yuusuf Cusmaan

qatar ayaa rabta in ay la yeelato somaliland isbaheysi siyaasadeedsocdaalka Al-Qahtani ee Hargeysa uu tusaale u yahay sida ay uga guantahay Qatar in ay dalka gabi ahaan ey u galiso foodo iyo qas si ay uga faa idheeysato qeeyraadka dalka Qatar waxa ay caan kau tahay taageerida argagaxisada gobolka.

Dhawaan, Somaliland waxay goob joog ka ahayd isu soo dhawaansho layaableh oo ay la yeelatay Qatar halkaas oo shirarkii u dhexeeyey madaxda Qadar iyo madaxweynaha Somaliland loo arkaayey inay beddelayaan taariikhda Soomaaliya maadaama Somaliland loo arko gobol ka go’ay. waxay rabtaa is-maamul, si ka duwan tan dawlada Xamar 

Laakiin Somaliland si layaab leh ayay ula timid isbeddelada degdegga ah iyo go’aamada siyaasadeed ee 

Qatar iyo xidhiidhada adag ee ka jira wadanka oo bixiya soo dhawayn iyo gabi ahaanba go’aamada aan la jaanqaadi karin yoolalka dalka

Dadka fallanqeeya siyaasadda ayaa rumeysan in tallaabada Qatar ay qaaday ay ka dhigan tahay inay ka samaysanayso sumcad dhamaan gobolada Soomaaliyeed ayna rumeysan tahay in maalmihii Farmaajo ee xukunka Soomaaliya ay gebo-gebo yihiin, si ay ula macaamisho cid kasta oo xukunka ka beddesha

Hadaba  isbaheysiga siyaasadeed ee ay Qatar la sameynaso mamulka gooni isku taaga somaliland ayaa waxay ku rabtaa inay u soo raraan dhibaatada muqdisho  gudaha Somaliland


Post a Comment

0 Comments