Farmaajo oo heshiis la saxiixday Itoobiya khaat lagu badashtey kaloon

 


 A C-WARAR

Heshiiskii ugu horeeyey ee noociisa ah ayaa maalmihii la soo dhaafey magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen farmajo iyo walaalkiisa abiy ahmedka Ethiopia,

kaasi oo qaadka Ethiopia lagu bedelanayo kheyraadka dalkeena munaasibada lagu kala saxiixanayey heshiiskaas oo shalay ka dhacday garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

Mohamed Abdullahi Farmaajo

Hassan Abdullahi Farmaajo

Dadkii & duunyadiiba waxay kuwareejiyeen Ethiopia

Hassan Abdullahi Farmaajo waa ganacsade qaadka Ethiopia keena Mogadishu iyo gobolada kale ee dalka qaarkood

Waana sababtii xiriirka Kenya uu ujaray madaxweynihii hore ee Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo si walalkiis uga faido qaadka Ethiopia isaguna uu share kula yahay

Waa sax hassan waa muwaadin Somaliyeed xaqna uleh inuu si xor ah uganacdado lkn Mohamed Abdullahi Farmaajo xaq uma lahan inuu xiriirka iyo diblomaasiyada iyo dalka siduu doono kayeelo anagana Kenya cadaw noogu ekeysiiyo isagoo dantiisa khaaska ah iyo tan walalkiis eegaya

Inaan wax soo saarno oo aan kheyraadkeena dhoofino waa talaabo bogaadin mudan lkn in kheyraadkeena kubadalano KHAAD/JAAT waa hogaan xumo iyo dan shakhsi ee ma ahan dan qaranka iyo dadka Somaliyeed Marin habaabinta shacabka Somaliyeed halaga daayo

Ugu yaraan Ethiopia waxay qani kutahay Coffee ee hala keeno warshado bunka sameeya Ethiopiana hanoogu badasho bun aan anagu sii dhoofino matual_interest ugu yaraan ( Kaluun kubadalo Bun) lkn qaadiro kubadalo Quud waa damiir xumo

 

Post a Comment

0 Comments