DF oo tababar dibadeed u qaaday oo gabdho ah dalka Turkiga.


 

A C-WARAR

Faragelinta joogtada ah ee Turkiga ee arrimaha gudaha Somaaliya waa in ay istaagta Turkiga wuxuu bilaawey in uu ka faaidheesto haweenka Somaaliyeed iyo aamusnaanta dowladda Soomaaliya ee xadgudubyadan.

haweenkaan oo tiradooda lagu qiyaasey 49 ayaa u muuqda kuwa loo watey dano kale Laga Soo Bilaabo Xaawo Taako Ilaa Wakhtigan Aan Hada Kujiro lakin arintaan waa mid ku cusub in haween soo maliyeed loo gacan galiyo turkeya haweenkaas wax uu marsiiyeyey M_Farmaajo wadadi kuwi eritareya

Turkigu wuxuu ku takri falaa dumarka Soomaaliyeed, haddii la soo weerarona, Farmaajo ma caawin karo, sidii ku dhacday kuwii loo diray Ereteriya.

Farmaajo wuxuu u diray dumar Soomaaliyeed oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Turkiga, miyaan wax ka weydiin doonaa halka ay ku dambeeyaan, wuxuu horey u diray ciidamo tababar loogu soo gabagabeeyo dalka Eriterea, manaanan awoodin inaan ogaano ilaa iyo hada halka ay ku sugan yihiin.

Meeye Rag somaliyeed , mise dhaqdhaqaaqa argagixisada Al-Shabaab ayaa baabi'iyay dhammaan raggeenii si aan haweenkeenna ugu dirno Turkiga tababar?tani waa mid ku cusub dhaqanka dalkeena  in haween soo maliyeed loo qaado dal ajnabi ah oo cadow ku ah umada somaliyeed

 

Post a Comment

0 Comments