Kulane Jiis oo ahaa Taliye ku xigeenka NISA & gacantii 1-aad ee Farmaajo oo R.W.Rooble xilkii ka qaaday.

 


A C-WARAR

Dad badan ayaa soo dhoweeyay tallaabada Robley uu shaqada uga caydhiyay madaxii shaqaalaha Nissa iyo taliyihii Ncia ee garoonka caalamiga ah ee Aadan Cade, iyagoo ku macneeyay inay taasi ka dhigan tahay inuu isagu si buuxda gacanta ugu hayo dalka iyo in madaxweyne Farmaajo uu daciifay, laakiin xaqiiqda dhabta ah waxay ahayd in wax kasta oo jiray dhacdadu waxay ka mid ahayd qorshihii Farmaajo ku faafinayey xertiisa Puntland iyo Jubaland

Ujeedada ka dambeysa xil ka qaadista lagu sameeyay Taliyihii Shaqaalaha NISA iyo Taliyihii NISA ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadda ayaa ah cadaadis la saaray Axmed Madoobe oo ka hor istaagay dhamaan kooxdii ololaha Farmaajo inay ka soo degaan garoonka diyaaradaha ee Kismaayo

Dad Badani Ma Fahansana Arinta Ka Danbaysa Casilaada Taliye Cabdullahi Kullane Laakiin Kulane Ma Ogtihiin In Uu U Tartamayo kurisiga HOP40 ?

Arintaas Musharaxnimadiisuna Keentay In Casilaad Lagu Sameeyo.Ma Ogtahy Sidoo kale Inuu Yahay Qofka ugu Rajada fiican marka la Eego dadka Kula Loolamaya Kurisgaas ? Sida la Xaqiijiyay Arintani Waxay Naxdin Weyn Ku Noqotay Deni & Madoobe

oo ayagu doonayay in Kismaayo iyo Garowe ay ka hor istaagaan Shakhsiyaad dawladda dhexe ka agdhow. Oo berri ama berri danbe waxaa Kismaayo ku fool leh siyaasiyiintii ugu badnaa ee Axmed Madoobe mucaaradka Ku Ahaa. Bal Waynu Arkaynaa Kismaayo Inuu Ka Celiyo Madoobe.

FG. Sawirka qofka Ka Danbeeya Farmaajo waa Musharax Xildhibaan Cabdullahi Kullaane

Saacadihii u danbeeyay waxaa meel adag gaartay xaaladda Khilaafka ah ee doorashada Soomaaliya ka dhalatay, waxaana xilkiisi waayay mid kamid ah ragii ugu dhawaa Fahad iyo Farmaajo, nabad sugidii qaranka ayaana caawa ah laba garab oo kala taagan mowqif adag.

Xiisadda gobolka Gedo ee dhinacyada is diidan ayaa maalmahan lala socday in ay saameysay Villa-Somalia iyo Taliska NISA, waxaana ay keentay in Kulane Jiis oo aj saaxiibka Fahad iyo Farmaajo ee NISA iyo Taliyihii nabad sugidda ee garoonka Aadan Cadde xilalkooda waayaan.

In Jubbaland loo madax baneeyo doorashada Kuraasta Gedo, ama Kismaayo lagu koobo cod bixinta heer federal ee Jubbaland ayuu maalmo kahor go’aan adag ku qaatay Korneel Cabdullahi Daahir oo Cabdullahi Dheere ahna taliyaha dabagalka NISA, waana meeshaas halka uu bilowday qaraxaan siyaasadeed ee maanta galaaftay Kulane Jiis iyo Saaxiibkiis.

Xogta la helayo waxay tilmaameysaa in NISA u kala jabtay laba garab oo Fahad iyo Cabdullahi Dheere kala hogaamiyaan, waxaana garab walba ka danbeeya koox kale oo madaxtooyada ku jirt

Dhinacakale Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war-baahinta ka soo saaray talaabadii uu u qaaday Ra'iisulwasaaraha Rooble xilalkii uga faaiideysanayay ka mid noqoshada hey'ada NISA wexay faraaijo

Ugu horeyn golaha ayaa taageeray go'aankii uu qaatay Ra'iisul Wasaaruhu xilalkii ka qaaday madaxii fulinta ee hey'adda NISA Cabdullahi Kullane iyo Taliyihii NISA ee garoonka Aadan Cadde Cabdiwaeghawa kuda kuays maalinta u hor-istaagaan xaqa dastuuriga ah ee xoriyadda safarka iyo dhaq-dhaqaaqa muwaadiniinta Soomaaliyeed. ”

"Golaha oo ka duulaya marxaladda adag ee dalku marayo iyadoo ku saabsan xaalada kala guurka ee doorashada, wuxuu baaq u dirayaa dhamaan laamaha kala duwan ee mucaaradka iyo shacabka Soomaaliyeed ee wadajirka ah ee Dailas kawasarigayntawra har ya lag u dhac abuuri kara," Ayaa lagu yiri Bayaankaan ka soo baxay golaha midowga musharaxiinta.

Sidoo kale Golaha ayaa ka hadlay tallaabada uu u qaaday Ra'iisul wasaarayaasheeda Rooble ka horjoogsiga xayiraadaha sharciga-darrada ah ee dhanka dhanka xoriyadda safarka muwaadiniinta iyo mas'uuliyiyedta ahu hirkaye daloo.

"Goluhu wuxuu ugu baaqayaa Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo in uu ka waantoobo ku tumashada Dastuurka dalka oo dhan uu ku caadeystay iyo faro-gelinta guud ahaan ah ee uu ku haayo geedi socodka dalkan u jiheeystay in ay dhacdo dhacdo xor ah iyo xalaal ah oo ku qabsoonta. loo cayimay, ”ayaa lagu soo gabagabeeyey war-saxaafadeedka Midowga Musharixiinta

Post a Comment

0 Comments