Farmaajo iyo fahad yasiin ayaa ku soo laabtey adeegsiga siyaasaddiisa dhiig daadinta

 


A C -WARAR

DEGNIIN:

Doorasho miyaa dhacayo ama qaraxyo joogto ah

Maalmaha soo socdo bishan ilaa bisha kale August Waxa lagu so waramaya qaraxyo joogto ah inuu ka dhici doono somalia siiba gobolka banaadir

Waxa la socotan in mudo ineey qoranayen 100 ruux oo isku so diwaan galiyo ineey isku qarxiyan suumanka dhexda lagu xirto waana. Lawada qoray Shaqo wacan alshabab iyo abahood fahad

Kismayo gedo baydhabo galkacyo dhusamareb jowhar iyo xamar qaraxyo is xig xigo ayaa ka dhici doono bishaan iyo bisha kale shaqo wacan farmajo fahad yasin

Sidookale Xog degdeg ah oo aan faahfaahin badan laga heynin ayaa naga soo gaartay ilo wareedkeena gaarka ah taasoo tilmaameyso in 4 gaari oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ay soo gaareen duleedka deegaanka Barya Cadde ee cirifka soke ee G/Sh/Hoose.

Xogtu waxay intaas ku dareysaa in gaadiidkaan oo kala ah UD caddaan ah,Hariel Cadaan,Saruf Madow iyo Noah qalin ah oo loo qorsheyay in lagu weeraro goobo xasaasi ah oo ku yaallo gudaha Muqdisho, todod baadyada soo socda waxaana goobahaasi laga xusay:-

- Hotelada kala ah. Jazeera,Safari

- Xerada Turki-Som.

- Hotel Afrik.

- Xarunta dambi baarista.

Sida xogta lagu sheegay gaariga Noah-da waxaa la socdo 6 maleeshiyo oo loo qorsheyay inay weerar toos ah ku qaadaan hadba goobta bartilmaameedku noqdo.

Weerarkaan waxaa soo abaabulay horjooge lagu magacaabo Cabdiraxmaan Ex. Sheekhaal.nikaan ayaa ah gacanta midig ee fahad yasiin una qaabilsan fulinta qaraxyada

 

Post a Comment

0 Comments