gedo oo kabaxdey gacnti farmaajo

 


A C-WARAR

Siyaasiyiinta miisaanka leh ee gobolka Gedo, ayaa mid mid uga siibanaya xerada madaxweyne Farmaajo, ayada oo badankood ay u galayaan madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, ama ay iskood u istaagayaan. 

Farmaajo uma shaqeynayo dalka, laakiin wuxuu u shaqeeyaa oo kaliya in dib loo doorto Madax badan,oo ka soo jeedo gobolka uu u dhashtey sida guddoomiyaha Gedo iyo ka hor Jinan Cabdul Rashiid, ayaa ku dhawaaqay inay ka soo horjeedaan Farmaajo marba marka kadanbeeyo cidlo ayuu imaan

Siyaasiyiinta gedo oo hadal kooban soo jeediyeye  waxay sheegeen muddadii sanadka iyo badhka aheyd ee xiisadda ay ka jirtay Gedo, uu gobolka waayey mashaariic badan, oo loo soo marin lahaa maamulka Jubaland. Waxay sababta ku sheegeen in gobolka uu u gacan galay maamul sharci-darro ah oo ay soo magacowday Villa Somalia

Siyaasiyiinta Gedo ee kasoo horjeestay Farmaajo, ayaa ku hadley luuqad isku mid ah, ayaga oo sababta ay u raacsan yihiin Axmed Madoobe ku sheegay in dagaalka dowladda federaalka iyo Jubaland uu wax badan ku waayey gobolka.

ugu danbayn waxay garwaaqsadeen in Farmaajo ka shaqeeyo dantiisa gaarka ah iyo siduu xukunka ugu nagaan lahaa ama uu u soo laaban lahaay farmaajo waxa uu maraayaa marxalad ee xitaa dadkii uu kadhashtey eek a soo horjeestaan

Post a Comment

0 Comments