qisadaan lia aqriso walaal

 


A C-WARAR

Waxey dhihi jirtay waligeed  Waxaan guursanaya nin farxad isiin kara ,,

Sano kadib waxey guursatay abdirahman oo ah wiil aan laheyd lugo iyo gacmo oo illah swt aan sinin

Markaas ayey asxaabtedi ku yiraahden soma oran jirin waxaan guursanaya nin farxad isiin kara marka sidu farxad ku siinaya nin aaba lixdiisa lixaad laheyn oo naafo ah???

Waxey tiri walashaan qalbiga wanagsan leh Farxada waxa laga helaa qalbiyada ama dadka ku qanacsan qadarta rabbi dadka raali ku ah wuxu rabbi u qadaray

Allahu akbar walal Muhiim ma,ahan qofka aad nolosha la wadaageyso sidu u egyahau rerku yahay midabkisa intaba

Balse muhiimada wa qalbi diin iyo imaan leh anan laheyn xaasidnimo iyo xumaan

Ku qanac qadarta rabbi waxaad noqoneysaa Qofka ugu taajirsan dunida Qani,nimada wa qalbiga

Illah swt hainaga dhigo kuwa qanca oo raali ku noqdo qadarta rabbi

Sual adiga ma guursan laheyd qof naafo ah ?

Post a Comment

0 Comments